Posts

computer

Image
A  computer  is a device that can be instructed to carry out sequences of  arithmetic  or  logical operations automatically via  computer programming . Modern computers have the ability to follow generalized sets of operations, called  programs .  These programs enable computers to perform an extremely wide range of tasks. Computer

Sheeko qosol badan

Nin reer baadiya eh ayaa dameer ka fakaday dameerkii suu uraadinaayay ayuu magaalo yimid magaaladii markuu yimid ayuu waayay cid marti galiso kadib Hotel baa la geeyay qolkii la geeyay ayuu ka yaabay qolka quruxdiisa iyo sida eey sariirta u labisantahay iyo isaga dharka uu qabo wasakhdooda, waxuu go�aansaday inuu sariirta hoosteeda seexdo albaabkiina muusan xirin, wiil iyo gabadh is wata ayaa hadana yimid huteelkii ninkii huteelka masuulka ka ahaa waxuu dajiyay isla qolkii ninka reer baadiyaha ahaa la dajiyay inuu iska tagay ayaa loo maleeyay maadaama qolkii iska furan yahay sariirtiina uusan ku jiifin, sidii ayeey qolkii ku dageen sheekadii markeey bilaabeen ayuu wiilkii dhahay macaaneey markaan ku arko aduunka dhan ayaa la i�horkeenaa jaceeylkaada dartii??? Ninkii reer baadiyaha ahaa intuu hadalkii maqlay. ayuu sariirta kasoo hoos baxay.. kulahaa walaaloow aduunyada dhan haddiii lagu horkeeno dameerkeeygii ma aragtay ?????.